Midowga Afrika oo ka hadlay Rabshadaha Muqdisho amarna siiyay Ciidamada AMISOM

War Qoraal ah oo kasoo baxay Midowga Afrika ayaa looga hadlay rabshadaha ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan dagaalkii dhax maray ciidamo kala taabacsan dowlada iyo Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha. Midowga Afrika qoraalka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ay la socdaan xiisada kasoo cusboonaatay Muqdisho, waxaana amar lagu siiyay ciidamada AMISOM in ay dhax dhaxaad … Continue reading Midowga Afrika oo ka hadlay Rabshadaha Muqdisho amarna siiyay Ciidamada AMISOM